Taliye cusub oo loo magacaabay Ciidanka Taraafikada Muqdisho

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye gaas Bashiir Cabdi Maxamed (Ameeriko) ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay Taliyaha ciidanka nabad galyada wadooyinka Muqdisho . Wareegtada kasoo baxday Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa lagu magacaabay Generaal Maxamed Xuseen Madaale in uu noqdo taliyaha ciidanka Taraafikada magaalada Muqdisho. Ciidanka Taraafikada magaalada Muqdisho ayaan mudooyinkii lasoo dhaafay laheyn wax … Continue reading Taliye cusub oo loo magacaabay Ciidanka Taraafikada Muqdisho